Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddodomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federeelka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka ...















