Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo xafiis ka furey Dhuusamareeb +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo xafiis ka furey Dhuusamareeb +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed,Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiino) ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furey xafiis loogu talagalay fududeynta arrimaha cayaaraha Galmudug, sidoo kale waxaa uuwareejiyay gaari xafiisku yeelan doono.

Sidoo kale, magaalada Dhuusamareeb waxaa lagu soo gabagebeeyay tababar u socday 25 garsoore iyo 12 maclin oo xiriirka kubadda cagata Soomaaliya ku bareen casharo la xiriira cayaaraha iyo horumarintooda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Mas’uuliyiinta xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, ayaa xiritaanka munaasabadda ka sheegay in garsooriyaasha tababarka ka faa’ideystay ku filnaan doonaan qabashada cayaaraha deegaanada Galmudug.

Xasan Axmed Shire, guddoomiyaha xiriirka kubabadda cagta Galmudug, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in aqoonta dhalinyaradan ka heleen tababarka ay wax badan ka bedeli doonto isla markaana horumarin doonta cayaaraha.

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug mudane Axmed Xassan Cali -Axmed Dheere ayaa ugu dambeyn garsoorayaasha la tababrey kula dardaarmey in ay aqoontooda sal uga dhigaan in ay u sinnaadaan kooxaha ay u garsoorayaan.

Previous Post

Agaasimaha KMG ee NISA oo magacaabay Taliyaha Nabad sugidda gobolka Banaadir

Next Post

Maxay tahay danta Pakistan iyo Russia ka leeyihiin Afghanistan?

Next Post
Maxay tahay danta Pakistan iyo Russia ka leeyihiin Afghanistan?

Maxay tahay danta Pakistan iyo Russia ka leeyihiin Afghanistan?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In