Agaasimaha KMG ee Heyโadda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa Taliyaha Nabad sugidda ee gobolka Banaadir u magacaabay Gaashaanlle Muxidiin Maxamed Jimcaale (Warbac), Waxaana la faray dhammaan Agaasinada Heyโadda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka inuu ka guto mid walba waajibaadkiisa.
Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada
Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...













