Wasaaradda haweenka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayay qoondada haweenka ee 30%. “SAWIRRO”
Wasaaradda haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabatey kulan ku saabsan isku duwidda ...
















