Duqa Caasimadda oo tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Maqaaxi kutaala degmada Wadajir.
Inaa Lillaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
















