Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Puntland “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay todobaadkan arrimaha Amniga, ...
















