Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay 539 qof oo tahriibayaal ah
Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah oo ku sii jeeday jasiiradda ...
Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah oo ku sii jeeday jasiiradda ...
Ciidamada Mareykanka ayaa bilaabay heerkii ugu dambeeyay ee hawsha daad –gureynta dadka ee ka socotay Garoonka diyaaradaha Kabul, iyagoo ka ...
Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, oo ujeedkiisu ahaa sidii Galmudug ...
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa caawa xaafadda Cali-turcaaye ee degmada Yaaqshiid ku toogtay nin ku hubeysnaa bambaanooyin iyo qori ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 194 ...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa galabta qaabilay Wakiilka Midowga ...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magacaabay guddiga diyaar garowga iyo ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Israa’il Naftali Bennett Aqalka Cad Jimcihii si ay uga wada ...
Shirkan wada tashiga ah oo u dhaxeeyay hey’adaha Dowliga ah iyo ganacsatada Gaaska ayaa muddo labada cisho ah ee uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho