Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Qorshaynaysa Daahfurka Wajiga 3aad ee Talaalka COVID-19
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kaashaneysa Hay'adda IRC ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku qabatay Madal Dood ah oo looga hadlayay Daah-furka wajiga ...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kaashaneysa Hay'adda IRC ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku qabatay Madal Dood ah oo looga hadlayay Daah-furka wajiga ...
Wafdigaan heer Wasiir ah oo lagu soo dhoweeyey magaalada Xuddur ayaa waxa horkacayay wasiirka Cadaalada iyo garsoorka dowlad goboleedka koonfur ...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa maanta guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa ee ...
Shirkan oo ujeedkiisu ahaa in dib-u -eegis lagu sameeyo iyo in kor loo qaado iskaashiga ka dhexeeya dalka Vietnam iyo ...
Rag hubeysan ayaa sii dayey ilaa iyo 100 arday oo muddo saddex bilood ah ay afduub ugu heysteen gobalka waqooyiga ...
Xuska maalinta Xuquuqda Aadanaha Saoomaaliya ayaa ah, mid bulshada looga wacyi gelinaayo ilaaalinta iyo dhowrista Xuquuqda Aadanha iyo in la ...
Maanta oo Sabti ah, qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Carabta iyo wafuud kale ayaa ku qulqulay caasimadda Ciraaq si ay ...
Laacibka Kubadda Cagta Cristinano Ronaldo ayaa dib ugu laabanaya horyaalka Ingiriiskaa, waxaana heshiis la gaartay kooxdiisii hore ee Manchester United, ...
Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay ...
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay weerar dhanka cirka ah ka fulisay bariga Afghanistan oo ay ku beegsatay koox xiriir ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho