Kulan looga hadlayay tayaynta Waxbarashada iyo dhiiragelinta Ardayda oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
Munaasabadda oo aheyd mid looga hadlayay xoojinta Waxabarashada ubadka Soomaaliyeed sidoo kalana lagu dhiiri galiniyay arday sanadkaan dhameysatay waxbaarshadooda dugsiga ...
















