Madaxweyne Farmaajo oo 14-ka Ogoosto u asteeyay Maalinta la dagaalanka Masuq-maasuqa ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La ...
















