Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu  hogaminayo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle oo gaaray Balad weene SAWIRRO

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu  hogaminayo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle oo gaaray Balad weene SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu  hogaminayo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed qeybna ay ka ahaayeen Xilibaano Katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Madaxweynihi Hore ee Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosuble iyo Xilibaano katirsan maamulka  Hirshabeelle ayaa sogaaray Magaalada Balad weeyne .

Soo dhaweynta waxa kaqeyb galay maamulka Gobalka Hiiraan kan degmada Balad weeyne  siyasiyiin iyo Qeybaha Bulshada.
Wafdiga waxa lo galbiyay guriga loga arrimiyo  maamulka gobalka .
Si uu Hadalo so dhaweyn ah uga jediyay   Guddomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

Xilibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoone oo katirsan xilibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wafdiga qeyb ka ahaa ayaa Sheegay u jeedka ay  uyimideen wafdiga

Madaxweyne kuxigenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba Geed  ayaa shegay in ay wafdigaan uyimaaden sidi ay uxalin lahaayen  Tabashada kajirta Hirshabeelle.
Dhinaca kalane waxa uu utacsiyadeeyay eheladi ay kabaxeen Ciidamadi Dhawaan Kushahiiday Howlgalada kasocday Deegannada Hirshabeelle.

Previous Post

Guddoomiyaha  Dhuusamareeb oo Kormeer ku maray  deegaannada dhaca jihada galbeed ee Caasimada SAWIRRO

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo 14-ka Ogoosto u asteeyay Maalinta la dagaalanka Masuq-maasuqa ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo 14-ka Ogoosto u asteeyay Maalinta la dagaalanka Masuq-maasuqa ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo 14-ka Ogoosto u asteeyay Maalinta la dagaalanka Masuq-maasuqa ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In