Ciidanka Xoogga Dalka oo argagixisada Al-shabaab ka saaray deegaano ku yaal Koofurta Gobolka Mudug.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Gudaha u galay Deegaanka Qodqod oo qiyaastii 15 Km u jira Magaalada ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Gudaha u galay Deegaanka Qodqod oo qiyaastii 15 Km u jira Magaalada ...
Kulan looga hadlayo xoojinta wada shaqeynta Garsoorka iyo Booliska iyo hirgalinta go'aanada ka soo baxa maxkamadaha ayaa ka furmay magaalada ...
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxa uu kulan kula qaatay ...
Saacadihii la soo dhaafay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo culus ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Deyniile ee gobolka ...
Kormeerkan oo ku qotomey xoojinta nabadgalyada iyo ogaanshaha baahiyaha bulshadu qabto ee dhinacyada horumarinta adeegyada aas-aasiga ah ee Bulshada ayuu ...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo Guddi hoosaadka amniga ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal oo wada diyaar garow ...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa shir guddoomiyey kulan lagu dar dargelinayay ciidanka booliska Isku-dhafkaa ee ...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Maaxamed Soomaali) oo safar shaqo ku jooga magaalada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xarigga ka jaray xabsiga Dhexe ee magaalada Baydhabo, ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka u qaabilsanaan doona qabashada doorashada xubnaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho