Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay laamaha amniga.
Ra’iisul Wasaaraha X FS Mohamed Hussein Roble ayaa kulan la qaatay laamaha amniga isaga oo faray xoojinta amniga guud ee ...
Ra’iisul Wasaaraha X FS Mohamed Hussein Roble ayaa kulan la qaatay laamaha amniga isaga oo faray xoojinta amniga guud ee ...
Kulanka oo maalintii labaad galay waxa hormuud ka ahayd wasaarada caafimaadka koonfur galbeed oo kulanka ka qeyb gelisay maamulka gobolka ...
Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdillaahi Dani, ayaa soo saaray liiska Musharaxiinta ku tartamaya 11 kursi ee Aqalka Sare ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay xubno ka socday Guddiga Hirgelinta doorashooyinka ...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Cabdi Sheekh Axmed, ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka oo ka furmay caasimadda dalka ...
Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka ayaa ka hortagay baabuur qaraxyo ah oo loo soo waday in lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed. ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub ...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble ayaa tilmaamay in dalka ay ku soo badanayaan ...
Murashax Madaxweyne Maxamed Cabdiraxmaan Cali Siiriin oo ka mid ah murashixiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee dalka, isla markaana ...
Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayuu maanta uga furmay magaalada Muqdisho aqoon is-weydaarsi ku saabsan Istiraatiijiyadda Qaranka ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho