Wasaaradda Gargaarka XFS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo walaac ka muujiyay Xaaladda Beni’aadanimo ee dalka
Kulan ay soo agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay qeyb ka ahaayeen Wasaaradaha Gargaarka Maamul-goboleedyada ...
















