Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed oo tababar la xiriira COVID-19 iyo gar gaarka deg degga ah ka furtay Baydhabo “SAWIRRO”
Tababaradan maanta Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed ay ka furtay magaalada Baydhabo ayaa ahaa kuwo laga soo qeyb galiyey dhakhaatiir caafimaadka ...
















