Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay koox farsamo oo qaabilsan hagidda iyo isu duwidda qorshaha doorashada
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ballan qaaday hoggaaminta geeddi socod doorasho oo deg deg ah laguna kalsoonaan karo ayaa ...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ballan qaaday hoggaaminta geeddi socod doorasho oo deg deg ah laguna kalsoonaan karo ayaa ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Danjire Aadan Xasan Aadan (Belelo), ...
Qoysaskan dhowaan laga soo barakiciyay tuulooyin hoosyimaada degmada Xuddur, isla markaana la dejiyay goobo cusub ayaa maanta waxa kormeerey maamulka ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Siciid Samatar( Gacaliye) ayaa kulan la qaatay Waaxda Xuquuqul ...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer ku tagay deegaanka Jaziira ee ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta oo Arbaco ah safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu yimid Aqalka Cad ku ...
Munaasabad kooban oo lagu dahfurayay siminaar ku saabsan wacyigalinta ka hortaga fikirka xagjirka ah ayaa loo furay qaar ka mid ...
Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xubnaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo ...
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta kulan looga hadlayay taakuleynta Ciidamada qalabka sida la qaatay hay’adda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho