Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay guddoomiyaha guddiga qoxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Eng Cabdi Xuseen Maxamed u magacaabay guddoomiyaha guddiga qoxootiga iyo barakacayaasha. ...
















