Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo shaaciyay in doorashada ay ku soo idlaatay si nabadgelyo ah
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Riyoraac iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa ku dhawaaaqey in doorashadii Somaliland ...
















