Taliyaha Qeybta 60aad ee CXDS oo maanta dib ugu soo laabtey magaaladda Baydhabo “SAWIRRO”
Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Shiikh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa maanta dib ugu soo laabtey ...
Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Shiikh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa maanta dib ugu soo laabtey ...
Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya ...
Guddoomiyaasha Deegaannada Gobolka Banaadir oo kala ah Gubadley, Garas-Baaleey iyo Daaru-Salaam ayaa sheegay iney diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada ...
Madaxweynaha Dowladgoboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni , ayaa dhagax dhigay Shan waddo oo laami ah kuwaasi oo laga hirgelinaayo caasimadda ...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan fogaan arag ah kaas oo looga hadlay ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Eng Cabdi Xuseen Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha. ...
In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay koofurta dalka Pakistaan. Warbaahinta dalkaas ayaa sidoo ...
Mashruucaan oo ay taaba gelintiisa iska kaashadeen wasaarada caafimaadka Galmudug iyo Hay'adda M.S.F Soomaaliya isla markaana mashruuc loogu talagaly bixinta ...
Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo ay wehliyaan mas'uuliyiin uu ka mid yahay maayerka Dhuusamareeb iyo wasiiro ayaa ...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho