Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Hobollada Waaberi kula dardaarmay dar-dargelinta waajibaadka shaqo ee loo igmaday “SAWIRRO”
Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ay wehliyaan qaar ka ...
















