Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo qabtay kulan looga hadlayay xoojinta amniga Baydhabo “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isxaaq Cali Subug ayaa maanta shir-gudoomiyey shirka golaha Amniga ...















