Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Axmed Barre Cali
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta u soo xiray tababar ...
Madaxweynaha Dawladda South Sudan Salva Kiir Mayardit ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoomay safiirka cusub ee Dawladda Soomaaliya ...
Garoonka diyaaradaha Degmada Xudur ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday dhismaha garoonka oo noqonaysa tii ugu horeysay ee ...
Waxaa muddooyinkii danbe sii kordhayay daddaalada Shacabka Gobalka Mudug ay ku dhiirigalinayaan Ciidanka Amniga ayaa waxaa Cawil Cabdulle oo ah ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shacabka Soomaaliyeed, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, iyo bahda dhaqanka uga tacsiyadeeyay ...
Kulan mahadcelin iyo qada sharaf oo loo sameeyey saraakiisha Qeybta 27aad ciidamada xoogga dalka, kuwa AMISOM iyo Maamulka Degmada ayaa ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dowladda iyo ka shacbiga Galmudug wuxuu dhambaal ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi, ku-xigeenka Qaramada ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay dar-dargalinta iyo tayeynta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho