Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wiil dhallinyaro ah oo garab istaag u muujiyay ciidanka amniga ee Goboka Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wiil dhallinyaro ah oo garab istaag u muujiyay ciidanka amniga ee Goboka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa muddooyinkii danbe sii kordhayay daddaalada Shacabka Gobalka Mudug ay ku dhiirigalinayaan Ciidanka Amniga ayaa waxaa Cawil Cabdulle oo ah wiil dhallinyaro ah isla markaana ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed waxa uu Labo Neef oo Geel ah ugu deeqay Ciidamada Amniga Gobalka Mudug .

Madasha looga guddoomay Labada Neef ee Geela ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug Gashaanle Sare Muumin Cabdi Shire iyo Guddoomiye ku-Xigeenka Gobalka Mudug Mudane Maxamed Xasan Waloore .

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026

Taliyaha qeybta Boliiska Gobalka Mudug Muumin Cabdi Shire iyo Guddoomiye ku-Xigeenka Gobalka Mudug Maxamed Xasan Waloore ayaa ka mahadceliyay taakuleynta Shacabka ay la garab taagan yihiin ciidamada Amniga, gaar ahaan Labada Neef ee Geela ah oo uu soo gaarsiiyay Cawil Cabdulle oo ah wiil dhallinyaro ah oo isku xilsaaray garab istaaga Ciidanka Amniga.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Ugaas Axmed Taakow

Next Post

Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed oo dib u dhis ka bilaabay Garoonka diyaaradaha Xudur  “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed oo dib u dhis ka bilaabay Garoonka diyaaradaha Xudur  “SAWIRRO”

Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed oo dib u dhis ka bilaabay Garoonka diyaaradaha Xudur  “SAWIRRO”

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
0

 RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In