Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed oo dib u dhis ka bilaabay Garoonka diyaaradaha Xudur  “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed oo dib u dhis ka bilaabay Garoonka diyaaradaha Xudur  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka diyaaradaha Degmada Xudur ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday dhismaha garoonka oo noqonaysa tii ugu horeysay ee abid garoonka yeesho, kaasi oo ay hirgelinayso Wasaaradda Gaadiidka iyo Garoomaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo kaashanaysa Guddiga isxilqaan iyo maamulka degmada.

Dhismaha cusub waxay ka koobnaan doontaa qeybta nashashada, hoolweyn, qolal rakaabka loogu adeego iyo musqulo, kadib markii Wasiirka Gaadiidka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed uu maanta geeyay Xudur diyaarado xamuul ah oo sida shamiindadii lagu dhisi lahaa, maadaama gudaha magaalada aan laga heleynin.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026

Guddoomiyaha Degmada Xudur Maxamed Macalin iyo Guddoomiyaha Gobolka Bakool mudane Ibraahim Macalin Nuur Shiine ayaa Wasiirka uga mahadceliyey shaqada uu ka bilaabay garoonka diyaaradaha magaalada Xudur.

Wasiirka Gaadiidka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed oo maalmihii lasoo dhaafey Xudur ku sugnaa ayaa sheegey in ay ka go’antahay hirgelinta dhismaha garoonka oo si casri ah loo dhisayo, si bulshada ay u heleen goobo loogu adeego.

Previous Post

Wiil dhallinyaro ah oo garab istaag u muujiyay ciidanka amniga ee Goboka Mudug

Next Post

Madaxweynaha South Sudan oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee dalkaas “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha South Sudan oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee dalkaas “SAWIRRO”

Madaxweynaha South Sudan oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee dalkaas "SAWIRRO"

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
0

 RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In