Madaxda Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay dar dargelinta howlaha horyaalla Wasaaradda “SAWIRRO”
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan oo maanta shir-guddoomiyey shirkii toddobaadlaha Agaasimeyaasha ...
















