Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay duqeymo ay ciidamada Kenya ka geysteen G/Gedo
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duqeymaha joogtada ah ee ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka Kenya ee lagu dilo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duqeymaha joogtada ah ee ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka Kenya ee lagu dilo ...
The Federal Government of Somalia (FGS) strongly condemns the continual Kenyan airstrikes that kill and maim civilians in Somalia. The ...
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamo suga ammaanka geeyay barihii hubinta ee ciidanka Asluubtu ka joogeen Waddada hor-marta kawaanka Malayga, ...
Wasiirka gaashaandhigga xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay furumaha dagaalka ayaa ku Amaanay ciidanka ...
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo taliyaha ciidanka dhulka gen.Maxamed Tahliil Biixi ayaa waxay ka qeybgaleen ...
Afhayeenka ciidanka Xoogga dalka Kornayl Cali Xaashi ayaa wareysi uu siiyay Radio Muqdisho ku sheegay inay ku dileen in ka ...
Major, Mohamed Abdiwahid, the Commander the 6th battalion of Somalia’s special forces (Gorgor) was killed in a battle between SNA ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta socdaal ku tegay magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Axmed Yuusuf ayaa maanta xarunta Maxkamadda Sare kulan kula qaatay ururka qareennada. Kulanka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho