Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyadeeysay Marxuum Jeneraal Cabdi Maxamed Samatar (Cabdi dheere)
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, Wasiiru dowlaha Mudane Balal Maxamed Cusmaan, Wasiir kuxigeenka ...















