Madaxweynaha HirShabeelle oo guddi 16 xubnood ah u magacaabay fatahaadaha
Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay guddiga fatahaadaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ka kooban 16 xubnood, ...
Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay guddiga fatahaadaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ka kooban 16 xubnood, ...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magacaabay guddi xaqiiqo raadin iyo baaris ku sameeya falkii afduubka iyo dilka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuur galid ah ku tegay tuulada Moyko oo ...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta maamulka xarunta carruurta agoonta ee Dr Kadare ku wareejiyay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta ka qeybgalay kulan Qado sharaf ah oo lagu sameeyey duleedka ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jenaraal Mukhtaar Xuseen Afrax, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Eng. Abdullahi Arab ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay gabi ahaan ba heshiisyadii ay kula jirtay shirkaddaha gaarka loo ...
Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, laguna soo gunaanadayay tartan cilmiyeedka bisha Ramadan ee Warbaahinta Qaranka ayaa ...
Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad Mudane ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga caasimadda iyo u diyaargarowga qaadista imtixaaanaadka Dugsiyada kaas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho