Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shacaiyey in dib loo bilaabay dacwadaha aan ciqaabta ahayn
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray qoraal uu ku shaaciyey goorta ay dib u bilaabanayaan ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray qoraal uu ku shaaciyey goorta ay dib u bilaabanayaan ...
Wasiiru-dowlaha arrimaha debadda XFS Balal Cusmaan ayaa ka qeybgalay shir gaar ah oo guddiga fulinta ururka iskaashiga Islaamka heer wasiir ...
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir mudane Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay ...
Madaxweynaha Pakistaan Caarif Calawi ayaa ku tilmaamay waxa socda Falastiin xadgudub iyo arxan darro ay sameyneyso Israa’iil. Madaxweynaha Pakistaan ayaa ...
Haddal uu ka jeediyay xoghayaha ururka iskaashiga islaamka mudane Yuusuf Al-Cuthaymiin kulanka Wasiirada arrimaha dibadda ee ururkaas ayuu ku canbaareeyay ...
Diyaaradaha caalamiga ayaa hakiyay duulimaadyadoodii ay ku tegi lahaayeen garoonka diyaaradaha Israel ee Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv. Gantaalaha ...
Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii ...
Tababarkaan oo ayaa daahfurkiisa waxaa kasoo qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyada XFS , Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada ...
Maxamuud Maxamed Cawaale Guddoomiye ku xigeenka degmada Hobyo oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaliyeed ayaa tilmaamay inay jiraan dabaylo ku ...
Muwaadiniin Soomaali ah oo gaarayo ilaa afar ruux ayaa burcad hubeysan si yaabo kala duwan ugu dileen tuulooyin hoos yimaado ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho