Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar lagu maamusayey maalinta 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Tababar lagu maamusayey maalinta 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo ayaa daahfurkiisa waxaa kasoo qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyada  XFS , Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada Gobolka Banaadir, Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir ,  iyo Masuuliyiin kale.

Tababarkan ayaa waxaa so qaban qaabiyey ururka dhalinyarada gobolka Banaadir Waxaana looga hadlayaa doorka dhalinyarada ee nabada iyo doorashooyinka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Sidoo kala Tababarkan ayaa qeyb ka ah maamuuska 15ka may oo ku beegan 78 guuradii Aas aaskii ururkii dhalinyaraddii gobonima doonka ahayd ee SYL 1943dii.

Tababarkan oo socon doono mudo  2 maalin ah ayaa waxaa dhalinyaradda fursad u helay ka qeyb galkiisa looga faaiideyn doonaa cashiro muhiim ah oo ku saabsan doorka dhalinyaradda ee nabada iyo Arrimaha Doorashooyinka.

Previous Post

Maamulka Degmada Hobyo oo walaac ka muujiyay Dabaylo ku dhuftay xeebaha Hobyo.

Next Post

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed oo tababar usoo xiray cutubkii afaraad ee ciidamada Koonfur Galbeed.

Next Post
Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed oo tababar usoo xiray cutubkii afaraad ee ciidamada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed oo tababar usoo xiray cutubkii afaraad ee ciidamada Koonfur Galbeed.

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In