Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qaar ka mid ah danyarta ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo
Deeqda oo aheyd mid zakaatul fidriya isla markaana ay kusoo tabaruceen muslimiin Soomaaliyeed oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa waxaa ...
Deeqda oo aheyd mid zakaatul fidriya isla markaana ay kusoo tabaruceen muslimiin Soomaaliyeed oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa waxaa ...
Udiyaar garowga maalmaha ciida ayaa si aad ah looga daremayaa magaalada cadaado iyadoo sanadkan ey uga duwan tahay sanadihii hore ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa hambalyo u diray Tartamaayaasha degmada Kismaayo oo ku guuleystay Tartan aqooneedka warbaahinta qaranka, war qoraal ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo ay Wehliyaan Maamulka Dhuusamareeb ayaa booqdey halka uu ka soconayo mashruuca balaarinta xarunta dhexe ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka ...
Guddoomiyaha tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka Mudane Yaxye Cali Faarax ayaa caawa si rasmi ah u soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Carruurtaan oo tiro ahaan gaaraya 150 dhammaantood waa agoon lagu barbaariyo xarunta Dr Kadare ee Degmada C/casiis oo ay gacanta ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tegay degmooyin ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho