Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay in imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ay u fariisan doonaan 42 kun arday
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in 42 kun oo ardey ay u fariisaneyso ...
















