Ra’iisul Wasaare Rooble oo u amba baxay Dalka Boqortooyada Sacuudiga
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u ambabaxay dalka Sacuudi Carabiya si uu ugu soo cimreysto ...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u ambabaxay dalka Sacuudi Carabiya si uu ugu soo cimreysto ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariiste Marxuum ...
إنا لله وإنا إليه راجعون Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddooomiye ku-xigeenka koowaad Mudane Cabdiwali ...
Maamulka magaalada dhusamareb ayaa wada qorshe biyaha fariistay Bartamaha magaalada looga saarayo maadaaba caqabad ay ku noqdeen isu socodka gaadiidka ...
Wasaaradda caafimaadka dalka India ayaa sheegay in guud ahaan tirada dadka uu haleelay safmarka Covid-19 ay kor dhaaftay in kabadan ...
Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada dhuusamareeb tababarkan ugu soo gaban gabeysay Dhowr iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweynayo dib u soo celinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho