Ardayda Kulliyadda Saxaafadda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo aqoon kororsi u tegay Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”
Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay booqasho aqoon kororsi ah arday ka tirsan Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ku ...
















