Wasiirka Gaashaandhigga oo garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Gorgor oo tababar ku soo qaatay Turkiga “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaalia Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal ...
















