Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo khudbad ka jeediyay meertada 6-aad ee Shirka Madal-goboleedka Carabta
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo hoggaaminaya waftiga dowladda Soomaaliya ee dalka Kuwait kaga qeyb-galaya meertada 6-aad ...
















