Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Guddoomiyey kulan looga hadlay qorshe howleedka Wasaaradda “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta guddoomiyey kullan muhiim ...
















