Duqa Beledweyne oo maanta deeq gaarsiisay Guutada 5-aad, Q 27-aad ee CXD “SAWIRRO”
Duqa Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan Marwo Nadar Tabaax Maalin ayaa maanta deeq isugu jirta Xoolo nool oo Ari ah ...
Duqa Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan Marwo Nadar Tabaax Maalin ayaa maanta deeq isugu jirta Xoolo nool oo Ari ah ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa la kulmay qaar ...
Shir ay isugu yimaadeen Guddiga isku duwidda Wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee howlgalka AMISOM oo isugu jiray labo heer ...
UK statement on Somalia election negotiations
UK ayaa soo dhaweysay in dib loogu laabto wada hadalladii arrimaha doorashooyinka. Si loo ilaaliyo nabadgelyada, xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Kulan u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo xubno ka tirsan midowga ...
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdikarim Xaaji Buux ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho