Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan wadatashi ah la yeeshay waxgaradka degmooyinka Waaberi iyo Howlwadaag “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa barnaamijka la tashiga dadweynaha kala qeyb galay ...
















