Ciidanka xoogga dalka oo AMISOM kala wareegay amniga degmada Afgooye +Sawirro
Ciidanka xoogga dalka ayaa mas’uuliyadda amniga ee degmada Afgooye kala wareegay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Xaflad lagu qabtay degmada ...
Ciidanka xoogga dalka ayaa mas’uuliyadda amniga ee degmada Afgooye kala wareegay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Xaflad lagu qabtay degmada ...
Labo qof oo kala ah, aabe iyo wiilkiisa oo umul lagula jirey ayaa geeriyooday, halka shan kale ay dhaawacmeen ka ...
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka oo soo bilaabmay maalintii isniintii ayaa maanta oo khamiis ah galaya maalintii ...
India ayaa si ku meel gaar ah u joojinaysa dhoofinta talaalka coronavirus ee Oxford AstraZeneca, sida laga soo xigtay saraakiil ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag ...
Wasiirka kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya iyo xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta si wada jir ah xariga uga ...
Wasaaradda caafimaadka Puntland xafiiskeeda Gobolka Barri ayaa maanta lagu soo gabgabeeyay tababarka tababarayaasha shaqaalaha mamulka caafimaadka ee heer degmo. Waxaana ...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya, Mudane Cismaan Abokar Dubbe, ayaa ku adkeeyey danjireyaasha ka howl-gala dalkeenna ilaalinta madaxbannaanida iyo qarannimada ...
In ka badan 36 askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka gaar ahaan qeybaha 21 aad iyo 27 aad ayaa ...
Wasiirka amniga gudaha Koofur Galbeed, Isaaq Cali Subag, ayaa maanta shir guddoomiyaha kulan isbuucle ah oo Baydhabo lagu qabtay, kaas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho