Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Oo dhagax dhigay bilowga dhismaha Jaamacada Cadaado+Sawirro
Dhulkaan oo horaantii todobadkaan maamulka Degmada Cadaado uu bineeyay ayaa loo Asteeyay in laga yagleelo Jaamacad Magaca Cadaado loo bixiyay ...
Dhulkaan oo horaantii todobadkaan maamulka Degmada Cadaado uu bineeyay ayaa loo Asteeyay in laga yagleelo Jaamacad Magaca Cadaado loo bixiyay ...
Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono ...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, sareeyo gaas Cabdi Xasan Xijaar, iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wadahadlay sugidda ...
Qoraal lagu daabacay barta Twitter ee safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda ...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abokar Dubbe oo ka war-bixiyey Shirka Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa sheegay ...
Wasaarada Caafimaadka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa kala wareegtay tallaalka ka hortagga COVID-19 oo loogu talagalay in ay ka faa'iideeystaan 25 ...
Talaalkan oo looga hortagaayo Cudurka COVID-19, isla markaana ay ka faa'iideysan-doonaan in ka badan 30 kun qof oo ku nool ...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta la wareegtay Tallaalka cudurka safmarka ah ee COVID-19. 25-kun oo Doos oo ah nooca talaalka ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr. Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ...
Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa magaaalada Samareeb ka bilowday buufinta cudurka Corona virus. Magaaladana Samareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa markii ugu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho