Dad dibadbayaal ah oo lagu dilay Myanmar
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu diley guudaha Myanmar, kadib markii ciidamada amaanka ay rasaas ku fureen dadka mudaharaadayey, sida ...
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu diley guudaha Myanmar, kadib markii ciidamada amaanka ay rasaas ku fureen dadka mudaharaadayey, sida ...
Madaxweyniyaasha dowlad Goboleedyadda; Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa ka wadahadlay xal u helidda caqabadaha hor taagan qabsoomidda ...
Waddamada Iiraan iyo Shiinaha ayaa maanta oo Sabti ah kala saxiixan doona heshiis iskaashi oo istiraatiiji ah kaas oo socon ...
Khasaaraha ganacsi ee caalamka kasoo gaaraya markabka nooca kunteenarada xanbaara ah oo ku caariyay marinka Suweys (Canal Suez) ee isku ...
Warbixin uu soo saaray guddi 15 xubnood ka kooban oo baarayay xasuuqii Rwanda ee dhacay 1994 ayaa lagu sheegay in ...
Midawga dhaqatiirta Turkiga ayaa ka codsaday dowladda inay adkeyso la dagaallanka cudurka Covid-19, iyadoo la raacayo tallaabooyin ay ka mid ...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, oo maalmahaan safarro shaqo ku marayey degmooyin iyo ...
32 qof ayaa ku dhimatay 66 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo maanta Jimco ah ka dhacay dalka ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Maanta si rasmi ah usoo xiray shirwaynaha Dhalinyarada ee ka ...
Munaasabadda xarigga looga jarayay xarunta cusub ee Caafimaadka ayaa waxaa goob jooga ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaada ee Xukuumadda Federaalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho