Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaanno hoostaga Afgooye “SAWIRRO”
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi ...
















