Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Labo masjid oo ku yaal Columbus Mareykanka oo lacag badan u uruuriyay abaaraha gobalka Gedo/SAWIRO

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Labo masjid oo ku yaal Columbus Mareykanka oo lacag badan u uruuriyay abaaraha gobalka Gedo/SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masaajida Ibnutaymiya iyo Abahureyra ee magaalada Columbus Ohio  ayaa Hay’ada HARO Gudoonsiiyay Lacag dhan 47,000 oo dolar taas oo loogu talo gaay Abaaraha iyo Biyo la’aata Gobolka  Gedo.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Culumadan ayaa dhaqaalaha ka qaaday dadka ku tukada masaajida oo ay u bandhigeen xaalada walaalahooda abaartu saamaysay.

Waxay sheegeen in dhaqaalahan ay horey usii bixisay Hay’ada HARO oo ay horey uga codsadeen bxinta lacagtan.

Imaamyada Masaajidan iyo howlwadeenada qaar ayaa dareenkooda ku miijiyay dhibaatada ay leedahay Abaarta iyo Biyo la’aanta iyaga oo ugu baaqay walaalaha Soomaaliyeed ee awooda in ay u naxariistaan kuwa Liita ee xaaladaha noloshu xanuujisay.

Qurba Joogta ayay kula dardaarmeen in ay xasuustaan Nimcada ay ku suganyihiin iyo mida walaalohood ku suganyihiin in ay tahay wax la isku eegayo naxariista dhexdeenaa.

Maamulada iyo dowlada Soomaaliya ayay ugu baaqeen in alle weydiin doono masuuliyadooda oo aan shaqadu ahayn kaliya siyaasada oo la iska wareysto ama la isku qilaafo, balse loo bahanyahay in alle looga cabsado Ummadan meel walba ku dhiban.

Abaaraha ka jira qeybo ka mid ah Soomaaliya ayay culumadu sheegeen in ay alle uga baryayaan in uu Raxmadiisa ku Manaysto kana saaro xanuunka Oonka iyo Gaajada.

Roobabka ka curtay qeybo ka mid ah Gedo waa naxariis Alle waxayna alle uga baryeen in u uga dhigo mid caafimaad qaba kana saara dhibka.

Sanadwalba Soomaaliya waxaa laga soo sheegaa xaalado Abaaro iyo Biyo la’aan halka marmarka qaar wabiyadusameeyaan  fatahaad aan lahayn Biyo xireen ama biyo Keydin.Deeqo Shire (SONNA)

Previous Post

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR UGU BAAQAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO G/BANAADIR

Next Post

Madaxweyne Biden oo cambaareeyay  rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee Mareykanka ku nool

Next Post
Madaxweyne Biden oo cambaareeyay  rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee Mareykanka ku nool

Madaxweyne Biden oo cambaareeyay  rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee Mareykanka ku nool

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In