Xoghayaha Difaaca Mareykanka “Waxaan aad u daneyneynaa xoojinta xiriirka milatari ee Hindiya”
Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Mareykanku uu doonayo in uu xoojiyo xiriirka difaaca ee uu la leeyahay ...
Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Mareykanku uu doonayo in uu xoojiyo xiriirka difaaca ee uu la leeyahay ...
Deegaanka Bacaadweyne oo mudooyinkii u danbeeyayba ay ka jireen colaado sokeeya iyo dagaalo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo maleeshiyada argagixisada ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa cambaareeyay kororka rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee ku nool Mareykanka, isagoo ku baaqay ...
Masaajida Ibnutaymiya iyo Abahureyra ee magaalada Columbus Ohio ayaa Hay'ada HARO Gudoonsiiyay Lacag dhan 47,000 oo dolar taas oo loogu ...
Muqdisho, Maarso 20, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir ...
Munaasabad ballaaran oo logu maamuusayay qalin jabinta arday oo dhamaysatay waxbarashada heerka labaad ee tacliinta sare ee Jaamacadda Clarke ...
Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay weerar loo adeegsaday diyaaradaha drones lagu qaaday xarun shidaal oo ku taala caasimadda Riyadh jimcahan maanta ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 325 ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga shir muhiim ah kula yeeshay Safiirka ...
Kulankaan oo ahaa mid mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Gaalkacyoee ee Galmudug ay bulshada kula wadaagayeen howlihii maamulku ka qabtay magaalada 100kii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho