Ra’iisul wasaare Rooble oo saxiixay buuga tacsida madaxweynihii geeriyooday +Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya ...















