UK Dadkii ugu badnaa oo maalin keliya qaatay talaalka COVID-19
Jimcihii ayaa aheyd maalinta dadka ugu badan laga talaalay cudurka coronavirus dalka UK 711,156 qof ayaa lagu muday cirbadda talaalka ...
Jimcihii ayaa aheyd maalinta dadka ugu badan laga talaalay cudurka coronavirus dalka UK 711,156 qof ayaa lagu muday cirbadda talaalka ...
War qoraal ah, oo ka soo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa looga hadlay warbixinada shaki gelinta ah ee ku saabsan ...
Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar dhanka Cirka ah oo Kooxda Xuutiyiinta ay ka geysteen meel ka mid ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 42 ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in dowladdu ay ka go’antahay ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi ...
Dhul gariir cabirkiisa lagu sheegay 7.2 Mg ayaa maanta oo Sabti ah ku dhuftay xeebaha bari ee dalka Japan. Dhul ...
Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Mareykanku uu doonayo in uu xoojiyo xiriirka difaaca ee uu la leeyahay ...
Deegaanka Bacaadweyne oo mudooyinkii u danbeeyayba ay ka jireen colaado sokeeya iyo dagaalo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo maleeshiyada argagixisada ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa cambaareeyay kororka rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee ku nool Mareykanka, isagoo ku baaqay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho