Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

UK Dadkii ugu badnaa oo maalin keliya qaatay talaalka COVID-19

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
UK Dadkii ugu badnaa oo maalin keliya qaatay talaalka COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jimcihii ayaa aheyd maalinta dadka ugu badan laga talaalay cudurka coronavirus dalka UK 711,156 qof ayaa lagu muday cirbadda talaalka Oxford AstraZenec, taas oo la micno ah in kala bar dadka da’da ah ee dalkaas oo gaaraya qiyaas ahaan 26,853,407 ay qaateen kuurada ugu horeysay ee talaalka.

Xoghayaha caafimaadka UK Matt HancocK ayaa sheegay in ay gaareen yoolkoodi ahaa in talaalka bad badan gaarsiiyaan.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Ra’iisul wasaare Boris Johnson ayaa kamid ahaa dadkii qaatay kuurada koowaad ee talaalka COVID-19 jimcihii la soo dhaafay.

Tirada guud ee qaatay kuurada labaad ee talaalka coronavirus ayaa ah 2,132,551 oo qof sida lagu sheegay tirokoobka dowladdu soo saartay.

Xoghayaha caafimaadka UK Mr. Hancock ayaa sheegay in mutaddawiciinta caafimaadka ay gaareen gees ka gees dalka UK oo dhan si loo gaarsiiyo talaalka Oxford AstraZeeneca. Si kastaba, UK ayaa 28 maalmood ee u dambeeyay diiwaan gelisay 5,587 kiis oo cudurka corona ah.

Dowladda UK ayaa sidoo kale xaqiijisay in ay heshaay 5 milyan oo kuuro oo talaal ah Oxford  AstraZeneca ah.

Dhinaca kale, dowladaha Midowga Yurub, sida Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga ayaa sheegay in ay dib u bilaabeen isticmaalka talaalka COVID-19 ee  Oxford AstraZeneca ka dib markii hakad geliyeen.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo ka hadashay waxtarka talaalka COVID-19

Next Post

Madaxweyne Laftagareen oo saaka soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Next Post
Madaxweyne Laftagareen oo saaka soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Madaxweyne Laftagareen oo saaka soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In