Tababar xirfadeed oo Magaalada Dhuusomareeeb loogu soo gabagabeeyey 175 xirfadle.
Xirfadlayaashan oo tiradoodu dhantahay 175 qof ayaa 165 ka mid ah loo tababarey tacbashada Beeraha waaweyn iyo wax soo saarka ...
Xirfadlayaashan oo tiradoodu dhantahay 175 qof ayaa 165 ka mid ah loo tababarey tacbashada Beeraha waaweyn iyo wax soo saarka ...
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in Puntland uu kordhay xanuunka ...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa ka tacsiyey geerida ku timid Allaha u naxariisto Nabadoon Maxamed Aadan ...
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee xogta COVID-19 ku sheegtay in 24 saac ee la ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar oo maanta booqasho ku tagay xarunta safaaradda Turkiga ee Muqdisho, ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday Dhaawacyada Ciidamo ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo ku ...
Iyadoo u dabaaldegeysa Maalinta Caalamiga ah ee wacyigelinta iyo kaalmaynta miino saarista, ayaa Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay iftiimiyeen halkudhigga ...
Gantaallo ayaa lala beegsaday meel u dhow saldhig Ciidamada Mareykan, ay ku lahayeen woqooyiga Caasimada Ciraaq ee Baqdaad, sida ay ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ...
Boqolaal qoys oo ay kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab ku qasabtey in ay isaga tagaan deegaanadii ay ku noolayeen ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho