Taliska booliska oo shaaciyay in talaabo sharci laga qaadi doono cidkasta oo ku lug lahayd falkii lagu bur buriyay Hooyga Xamar
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa sheegay in falkii xalay lagu bur buriyay Iskuulka Hooyga Xamar ...
















